Daawo Wasiirka A Gudaha SL oo ku mergaday suaalo laga weydiiyey Garab Jamaal ee UCID

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ku mergaday suaalo laga weydiiyey is-hortaag kagu sameeyey shir ay qabsan lahaayeen Garab Jamaal Cali Xuseen ee Xisbiga UCID. Faratoon ayaa ku guuldaraystay in saxaafada siiyo faahfaahin balaadhan oo ku saabsan sababta keentay in Garabka Jamaal Cali Xuseen xukuumadu iska hortaagto shirka ay qabsan lahaayeen, halka Garabka Farsal Cali Waraabe loo ogolaaday. DAAWO FARATOON IYO SAXAAFADA: https://youtu.be/i_XTkguH2cA]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here