Daawo Wasiirkii Qoyska ee Khaatumo oo iscasilay

0

Mid ka mid ah Xubnihii uu dhowaan qorqortay Odayga qarwareega ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa cadeeyey in aanu ka tirsanayn kooxdaasi, isagoo iska fogeeyey ku lug lahaanshahooda. Iidle Dubad Muuse oo loo magacaabay Wasiirka Haweenka iyo Caafimaadka ayaa sheegay in aanu khaatumo ahayn, islamarkaana aanu ka tirsanayn. Wasiirka Iidle loo magacaabay ee Qoyska ayaa ah mid had iyo jeer loo magaaco ruux haween ah. Hoos ka Daawo: https://youtu.be/hCoko0_ce30 ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here