Daawo waxgaradka beesha warsangeli ee London oo digniin culus u diray Puntland

0

Dhawaan waxaa magaalada Laasqoray ka dhacay iska horimaad u dhaxeeyay maleeshiyaadka maamulka puntland iyo kaluumaysato deegaanka laasqoray arintaas oo dadka deegaankaasi ku eedeeyay maamulka puntland inuu abuurayo xaalad dagaal Kulan qurba joogtoa beesha warsangali ee magaalada london ayaa waxay ku dhaliileen maamulka puntland inuu xaalad ka abuuray deegaanka waxayna sheegeen inay oga fadhiyaan sababta dadka xabada loola dhacay Daawo Video https://youtu.be/Dl8w0nAPuSo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here