Daawo weftigii Somaliland ee Djibouti oo Hargeysa ku noqday "waad maqlayseen hadalkii Cali Khaliif ka yiri midnimada Somaliland"

0

HARGRYSA- Weftigii Somaliland uga qayb galay wadahadalada Djibouti ee Somaliland iyo Kooxda Cali Khaliif ee Khaatumo ayaa Hargeysa ku noqday. Weftigu waxay Garoonka diyaaraha Hargrysa ku qabteen shir jaraa’id ay kaga warbixinayaan wixii uga soo qabsoomay wadahadaladii ay Koixda Cali Khaliif la lahaayeen. Waxayna sheegeen in Cali iyo kooxdiisu Somaliland kusoo biireen lana maqlayey wixii arintaas Cali ka yidhi ee Midnimada Somaliland khuseeyey. Daawo weftiga Somaliland https://youtu.be/0PzZQPUTRkk  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here