Daawo Weriye Hanad Cali Guuleed oo kasoo baxsaday Afduubkii loo geystay

0

Weriye Hanad Cali Guuleed oo ka mid ah weriyayaasha ka hawlgala Muqdisho oo kooxo hubaysani shalay subax ka afduubeen agagaarka guriga uu ka degan yahay Muqdisho ayaa kasoo badbaaday afduubkaas. Weriyaha ayaa kasoo baxsaday kooxda afduubka u geysatay oo 5 qof ka koobnaa kadib markii uu ka xumaaday gaadhigii ay wateen oo 3 ka mid ahi goobta kaga tagern halka 2 ka mid ahina wakhtiga uu fakanayey ay farsamada baabuurka ku mashquulsanaayeen. Weriye Hanad waxaa laga soo helay goob uu ku dhuuntay oo uu muddo u lugaynayey isagoo lug iyo gacan ka silsiladaysan. Daawo Video https://youtu.be/sx-Q3_LM76U]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here