Daawo Xildhibaan Rooble oo isutaagay musharaxnimada Gudoomiyaha Wakiilada SL Cirro dabadii

0

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa shaaca ka qaaday inuu u sharaxan yahay Gudoomiyaha Wakiilada Cirro dabadii. Gudoomiye Cirro ayaa la filayaa inuu jagada baneeyo marka doorashadu soo dhowaato. DAAWO https://youtu.be/HcyNx7QqLds]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here