Daawo Xildhiban Gacan "Maalintii ninkii gedobuursay dalka maamulayey dawlad baynu ahayn" Video.

0

Xildhibaan Axmed Gacan oo Ka Tirsan Guurtida maamulka Somaliland oo maanta Saxaafada isugu yeedhay ayaa ka dayriyey xaalada uu Marayo maamulka Somaliland. “Odaygii Saleebaan Gaal ee anaga Noo Madaxda ahaa, Lacagtii Baanka Ayuu Xantoobsaday (Qaatay) Wuuna Iska Dhoofay, Maalintii Ninka Gadobuursi (Rayaale) Na Maamulayay Dawlad Baynu Ahayn, Maanta Walaahi Koonfur Baa Inna Qabsanaysa”. Wuxuu sidoo kale sheegay inaysan Jirin Xukuuamad Wax qabanaysa, Islamarkaana C.raxmaan Cirro iyo Saleebaan Gaal ay Dantooda gaar ah ku Mashquuleen. “Xukuumad ma Hayno, Gole Baarlamaan ma hayno, Gole Guurti ma Haysano, Shacab wanaagsan oo Dhibkaas ka Damqanaya Iyadana ma Haysano, Halkaa waxaa inaga Dhigay Hadii aynu Reer Waqooyi Nahay, ama Reerka dhex ku jira Nahay (Isaaq ) Qabyaalad baa ina dhigtay. ” Ayuu yidhi. HALKAN KA DAAWO VIDEO https://youtu.be/DyYC5g_Hhzg  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here