Daawo Xildhiban Siciid Cilmi Rooble "Somaliland ma waxay dooratay Maxamud Xaashi iyo Wiilka Siilaanyo sodoga u yahay ee Baashe

0

HARGEYSA- Xildhibaan Siid Cilmi Rooble oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliland ayaa si ba’an u weeraray Madaxweynaha Soomaaliland iyo koox taladooda ku hogaamisa oo uu ka mid yahay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi iyo Wiil Siilaanyo Sodog u yahay oo Imaaraadka Soomaliland uga wakiil ah, Sidoo kale Siciid wuxuu ku baaqay banaanbaxyo lagaga soo horjeedo hanaankan foosha xun ee uu tilmaamay. Daawo Siciid Cilmi Rooble https://youtu.be/mdH96X-Bi18]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here