Daawo Xirsi iyo Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye oo si diiran loogu soo dhaweeyay Burco

0

Waxaa maanta Magaalada Burco diiran oo aan loo kala harin loogu soo dhoweeyey Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali iyo wefti balaaran oo ka tirsan Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye. Shacabka Togdheer ayaa fariin digniin ah u diray Muuse Biixi Cabdi oo ay ku tilmaameen in si aan sharci ahayn loo doortay. Daawo Soo dhoweyntii. https://youtu.be/0XxaR3i2yFU]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here