Daawo Xisbiga UCID oo ka badheedhay Khilaafka Axmed G Arab iyo Jabuuti

0

Xisbiga UCID ayaa meel adag iska taagay khilaafka Axmed G Arab iyo dalka Jabuuti, oo uu ku tilmaamay shirqool loo soo maleegay maalgashadayaasha Somaliland.

Arintan waxaa ka hadlay Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax).

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here