Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa adag uga hadlay Xilka qaadistii Wasiirkii Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac oo uu xilka qaadistiisa ku tilmaamay in sifo sharci daro ah loo maray. https://youtu.be/EJI-0FIljfY]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.