Xoghayaha Guud ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo tilmaamay Wasiiro ka sareeya Wasiirada kale, kuwo laga amar qaadan waayay iyo kuwo Xamar tegay. Uurcade ayaa si gaar ah u tilmaamay Wasiirka Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac oo uu sheegay in shaqadiisii laga hor istaagay. Daawo: https://youtu.be/S9OQmhjaTCA]]>