Daawo:10 SANO KA DIB MAAMULKA SOMALILAND OO KA DHAADHICIN KAARIWAYEY BULSHADA REER LAASCAANOD MABDA'OODI+Mudaharaad ka dhacay Maanta

0

Maamulka Somaliland  ayaa  Guud ahaan  ku fashilmay socodsiinta lacagta loo yaqaan Shillingka SomaliLand oo ay samaysteen maamulkas somaliland Banaanbaxayaasha iyo maleeshiyaadka Somaliland  ayaa  Ugu Danbeynti isla qaatay in la Fasaaxo oo aan la diidin Shillingka Soomaliga  iyada oo Shucuubta Mudaharadayaasha aad ka dareemaysay In Midnimadi  Soomaaliweyn ay Weli Ku Dhaganyihiin Shacabka Reer Laascaanod ee Mudaada dhan 10 Sano  Aan  Xoorta aheyn.
Daawo Muuqalka Mudaharadaayasha :- https://youtu.be/rLsYksxfjww
              Goojacade.com Laascaanod-Soomaaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here