Daawo+Sawirro:Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Khaatumo oo Cisbitaalka Weyne Hargeysa ku Booqday Bukaan Jiifyada ka soo Jeeda Gobolada S.S.C

0

Maxamuud Cabdullahi Cali “Caananuug ” oo Maalmahan ku sugna caasimada Maamulka somaliland ee Hargeysa ayaa Maanta Ku Booqday Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Hargeysa Bukaanjifyo ka Soo Jeeda Gobolada s.s.c . Mr Caananuug ayaa Mar uu la hadlayey warbaahinta Cadeeyey in uusan Uu Imaan magaalada Hargeysa Hawlo Siyaasadeed . Daawo Sawirada:- Daawo Muuqaal:- https://youtu.be/B9_CL-WN6Ng]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here