Daawo:Shacab caraysan oo qabsaday Garoonka JFK-Newyork oo lagu xanibay Muslimiin Trump u diiday Mareykanka inay soo galaan

0

NEWYORK:Shacab aad u caraysan ayaa qabsaday Garoonka JFK-Newyork oo lagu xanibay dad Muslimiin u badan oo Trump u diiday Mareykanka inay soo galaan Falkan uu ku kacay maamulka Trump ayaa kasoo horjeeda dhamaanba qaanuunada caalamiga ah ee socdaalka iyo bini-aadanimada. Daawo dadka caraysan: https://youtu.be/hEEaA4nwmlQ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here