Labo qof ayaa lagu dilay duleedka magaalada Laascaanood oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnaayeen shaqaaqo labo beelood u dhaxeeya. Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise ayaa BBC u xaqiijiyay dhacdadaas. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in magaalada bandaw la galiyay si looga baaqsado in ay dhibaato intaas ka badan dhacdo. https://youtu.be/v9O74fj0K2o]]>