Dalka Giriiga Kooxo cunsuriyiin ah oo weeraray xero qoxooti teendhooyinkiina gubay

0

Kaamka Souda oo ku yaal dalka Greece ayaa waxaa markii labaad weerar ku qaaday kooxo cunsuri ah, kuwaas oo khasaaro khasaare gaadhsiiyey dadkii qoxootiga ahaa ee xerada daganaa. Xeradan ayaa waxaa ku nool in kabadan 800 oo qoxooti ah. Dabka ayaa waxyeeleeyey Teendhooyinkii ka dhisnaa Kaamka dhexdiisa.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here