Dawladda Soomaaliya oo maamul goboleedyada xisaab-celin ka dalbatay

0

Warqadda ka soo baxday xafiiska wasiirka waxaa lagu sheegay in xisaab celinta ay shuruud u tahay “barnaamijka deyn-cafiska ee dawladdu ay heshiiska kula gashay hay’adda IMF”. Waxaa kale oo lagu xusay barnaamij shuruudiisa ay ka mid tahay in marka hore la helo xisaab celin “inta aan la soo gudbin lacagaha qaybahooda dambe”. Warqad kale oo ka soo baxday isla xafiiska wasiirka maaliyadda ayaa bishii May maamullada looga codsaday in “rubuc sannadeed kasta isticmaalka kharashaadka lagu wareejiyey”. wargelin mgoboleedyada]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here