Deg Deg:-Agaasimihi Guud ee Madaxtooyada Puntland Oo Xilki Iska Caasilay.

0

Warar Hordhaac ah oo ay Helayso Shabakada Goojacade.com ayaa Sheegaya in Agaasimihi Guud ee Madaxtooyada Puntland  Deeq Suleyman Yusuf Uu Iska Caasilay Xilki. Ilaayo Haatan  Lama Ooga Sabaabta Rasmiga ah ee Keentay Iscaasilada Agaasime Deeq oo Dhaawanahanba Ku Sugna Magaalada Muqdisho Balse Dhaawanahaan ayaa waxaa Degaanada Puntland Laga Hadal Hayey  In khilaaf soo kala Dhexgalay Madaxweynaha Iyo Agaasimihiisa Madaxtooyada. Akhriso sida ay uu qorantahay warqaada Agaasimuhu soo  Gudbiyey:- Email:-Goojacadewebsite@gmail.com    ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here