Deg-deg: Cumar /rashiid oo doorashada wareega 2aad isaga gadhay

0

MUQDISHO- Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa isaga hadhay wareega 2aad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo iminka socota kadib markuu wejigabax kala kulmay natiijada uu ka helay wareega kowaad ee doorashada. Xildhibaan Cumar ayaa malaayiin doolar ku bixiyey ololihiisa doorashada kuwaas oo noqday hal bacaad lagu lisay. Dawladda Kenya oo iyana dabada ka riixaysay ololaha doorashada Sharma’arke oo ay isku xulufaysteen qaadashada qayb ka mid ah badda Soomaaliya ayaa iyana natiijada ku guuldaraysatay. Madaxweynaha Puntland Mr Gaas ayaa isna ka mid ah qaybaha ay sida xooga leh u saamaysay guuldarada Sharma’arke.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here