Deg Deg:Cali Khaliif Galeydh oo Safar Dhulka Ugu Kicitamay Magaalada?

0

Hogaamiyihi  Kooxda Khaatumo Cali Khaalif Galeydh  iyo Wafdi La Socday Ayaa Goor dhaweyd  Uga Anbabaxay Magaalada Buhoodle Safar dhulka oo ay uga Kicitameen Caasimada Maamulka Somaliland Ee Hargeysa. Wafdiga ayaa Ka Duulaya Airporka Cigaal International Airport iyaga oo ku Waajahan Caasimada Dalka Imaaradka Carabta  ee Dubai Halkaaso Wejigi 3xaad ee Wadahadaaladi Somaliland iyo Kooxdaasi ku Dhexmaarayo  20 Bishaan. Goojacade.com Buhoodle Soomaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here