Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Reer Sool oo ka qayliyey qabyaalada iyo sedbursiimada Hargeysa

0

Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Reer Sool oo ka qayliyey qabyaalada iyo sedbursiimada Hargeysa oo gaartay meel aan loo dulqaadin karin. Qodobada ay sheegeen ayaa waxaa ka mid ah cunaqabatayn shaqaale iyo dhaqaale oo lagu hayo dadka aqoonta leh ee degaanka. “Wixii shaqaale waxaa laga soo qoraa Hargeysa iyo wixii qalab ahna waxaa laga keenaa Hargeysa iyadoo dadkii degaanku boosaskaa buuxin karaan” ayey yiraahdeen DAAWO https://youtu.be/bqidzUEsLKY ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here