Dhegayso Gaas iyo martida makrofoonka

0

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, islamarkaasina idin la socodsiineysa Falastiin Axmed Iimaan, oo Gaas ku wareystay magaaladan Washington, D.C., oo uu Gaas hadda booqasho ku joogo. Dhageyso Martida, Madaxweyne Cabdiwali Gaas: ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here