Dhegayso Khadar Cali Jaamac oo Cali Khaliif uga dhigay inuu Carqaladeeyo shirka Nairobi

0

Khadar Cali Jaamac oo ka mid ah waxgaradka Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ee ku dhaqan wadamada Carabta ayaa Cali Khaliif Galaydh uga dhigay inuu carqaladeeyo shirka Nairobi ay ku leeyihiin SSC iyo Maakhir. Khadar ayaa ficilada Cali Khaliif ku tilmaamay inuu doonayo inaan bulshada SSC marnaba aayahooda ka tashanin, isagoo hadalkiisa ku soo gebagebeeyey in hadii uu carqalada oo wado joojin waayo aan loo dulqaadan doonin. Dhegayso Oday Khadar Cali Jaamac https://youtu.be/X0iMC_nklww]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here