Dhegayso Suxufi Haaruun "Cali Khaliif waxaan ceeb ahayn Dhulbahante uma soo hoyn"

0

Tifaftirihii hore ee shebakada Allboocame oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey shabakada goojacade.com ayaa sheegay in Cali Khaliif Galaydh uu fashilmay, waxqabadkiisiina uu ku ururay inuu xuduudka wareego, oo marba meel loo cayrsado. Suxufiga ayaa cadeeyey inuu Cali Dhulbahante u soo hooyey ceeb weyn iyo kala qaybin. Dhegayso Waraysigii oo dhamaystiran: https://youtu.be/-0EbAI2gliQ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here