Dhegayso Taliyaha Nabadsugida Gen Tuuryare oo ka hadlay amniga iyo amaro cusub

0

Taliyaha NabadSugidda Soomaaliya Gen. Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa waraysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA. Wareysiga ayaa Tuuryare waxa uu kaga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin xaaladda amniga ee Muqdisho iyo amarro cusub oo dowladda ay soo rogtay. Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdi Weli oo warreystay ayaa ugu horreyn weydiiyey maxaa sabab u ah weerarada soo kordhaya ee Kooxda Al-Shabaab. Dhageyso Wareysiga General Tuuryare. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here