Dhegayso Xildhibaan Axmed Cali Xaashi oo isu sharaxay gudoomiyaha baarlamaanka Puntland

0

Xildhibaan Axmed Cali Xaashi oo kamid ah barlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo sabti ah ku dhowaaqay inuu u taagan yahay jagada gudoomiyaha barlamaanka Puntland sida uu ku sheegay shir jiraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garowe. Murashaxa gudoomiyaha ayaa sheegay inuu horey usoo qabtay xilkaan islamarkaana uu aqoon durugsan u leeyahay shaqada guddoonka gollaha wakiilada Puntland. Halkaan ka dhageyso shirkiisa jiraaid ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here