Dhegeyso Al-Shabaab oo afar qof ku gawracday Jamaame

0

JAMAAME- Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyada Al-Shabaab muddo aad u dheer ayaa lagu diley 4 qof oo la sheegay in ay ahaayeen dad rayid ah. Dadkan ayaa Al-Shabaab waxa ay ku eedeysay in-ay u jaajuusayeen dowladda iyo maamulka Jubbaland. Degmada Jamaame oo aan la xariirney ayaa nalooga xaqiijiyey in falkan uu ka dhacay meel fagaaro ah. Sidoo kale, maamulka Jubbaland waxay sheegeen in ay falkan dadka loo geystey ay ahayeen dad rayid ah. Dhegeyso waraysi Voa Seyid Carab https://av.voanews.com/clips/VSO/2017/02/06/9e376052-039e-4c4c-acb3-babd164bd1ee.mp3]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here