Doodda ka dib ayaa xildhibaanada waxey dowladda ku wareejiyeen mooshinkii laga keenay saldhigga si ay faahfaahin uga bixiso eedaha ku qoran.
Arrintan ayaa sidoo kale imaneysa ayada dhowaan wafti uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ay tageen dalka Imaaraadka Carabta, inkasta oo aan la ogeyn in labada dowlad ay ka wada-hadleen arrintan.
Dhegeyso warbixin
https://av.voanews.com/clips/VSO/2017/04/19/7dbf693f-66b9-4049-9892-854d3eb594ac_16k.mp3