Dhegeyso Ciyaartoy caana, Jilayaal caan ah iyo shirkada Turkish Airline oo abaaraha Soonaaliya ka qayb qaadanaya

0

Ciyaartoy caan ah, Jilayaal caan ah iyo shirkada diyaaradaha ee Turkish Airline ayaa isu taagay abaabulka barnaamij lagu caawinayo dadka abaartu saamaysay ee Soomaliya. Ciyaaryahanka Faransiiska ah ee Jerome Jarre oo barnaamijkan ka bilaabay barihiisa bulshada ayaa saaxiibo badan oo uu Aduunka ku leeyahay u gudbuyey barnaamijka uu halku dhig uga dhigay “Turkish Airline help Somalia” waxaana ki taageeray baaqan ciyaaryahanka caanka ah ee maraykanka ah Colin Kaepernick iyo Jilaaga maraykanka ah ee Ben Stiller. Waxaa baaqan uga jawaabay shirkadda Turkish Airline oo sheegtay in ay barnaamijkan Soomaaliya Abaaraha lagaga caawinayo u diyaarisay labo markab iyo diyaarad. Kooxdan ayay warbuxintu sheegaysaa in ay 10 saacadood ku ururiyee aduun gaadhaya Lix bowol oo kun oo dolarka maraykanka. Dhegeyso warbixinta. [audio mp3="http://goojacade.com/wp-content/uploads/2017/03/20170318-help-somalia.mp3"][/audio]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here