Muqdisho (goojacade news): Maamulka degmada Qandala ee Gobolka Bari Jaamax Maxamed Quurshe ayaa ka hadlay afduub Kooxda Daacish ugu geysteen dad shacab ah oo reer Puntland ah shalay gelinkii danbe. gudoomiyuhu wuxuu sheegay in kooxda afduubka geysatay ay ahaayeen qiyaastii sodomeeyo. Gaadhiga dadka la afduubay saarnaayeen ayaa siday Maydi. Waxaana laga afduubay goob magaceeda la yiraahdo Galgasha. gudoomiyuhu wuxuu sheegay in ciidanka Puntland baadi doon ugu jiraan sidii ay usoo furan lahaayeen dadkaas la afduubay. Dhegeyso ]]>