Dhegeyso Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay VOA (Q. 1aad)

0

WASHINGTON. DC — Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA. Wareysigan oo dheer ayuu qeybta koowaad kaga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse. Dhegeyso Waraysiga madaxweynaha VOA https://av.voanews.com/clips/VSO/2017/02/10/8e3d63ca-99d5-44e2-9245-be48a3a1e72b.mp3]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here