Dhegeyso Saleban Wajixaad " Kooxda Cali Khaliif iyo hadhaagii G11 waxay shacabka Khaatumo u geysan karayeen way u geysteen fadhiga ka kaca oo aynu iska xoreyno"

0

USA- Saleebaan Maxamed Samatar oo loo yaqaan Saleebaan Wajixaad kana mid ah asaasayaashii mashruucii SSC iyo kii Khaatumo isla markaana si weyn u taageeri jirin in muddo ahna aamusnaa ayaa markii u horeysay si adag uga hadlay arimaha ku xeeran Degaanka Khaatumo, Maamulka uu hogaamiyo Cali Khaliif Galaydh, hadhaagii kooxdii G11 iyo wadahadalada Khaatumo iyo Somaliland. Dhegeyso https://youtu.be/7pEBhbgH9Fk]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here