Dhegeyso Warqado digniin ah oo lagu daadiyey agagaarka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Soomaaliya

0

MUQDISHO- Kooxda Al-shabaab ayaa warqado digniin ah ku daadiyay hareeraha Xarunta Baarlamaanka & Madaxtooyada Soomaaliya sida ay sheegaan Waraar An Ka Helayno Muqdisho waxaa ku qornaa Warqadaha Al shabaab in ay daadiyeen loo maleynayo in ay weeraro ka Fulin doonto agagaarka Xarunta Baarlamaanka, Madaxtooyada iyo dhammaan goobaha muhiimka ah ee saaran wadada Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho Xili Maalinta Berri Ah Lagu Wado inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Somalia. dhegeyso http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2017/02/DEG-dEG-.mp3]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here