Dhimashadii xujaajka oo dhaaftay 700 iyo dhaawac oo 800 ka badan

0

Dhimashadii xujaajka oo kor u dhaaftay 700, In ka badan 800 oo kale ayaa ku dhaawacmay Mina oo u dhow magaalada Makah, halkaasi oo xujeyda ay dhagxaanta ku tuurayeen sheydaanka. In ka badan labo milyan oo Muslimiin ah oo dunida oo dhan ka kala yimid ayaa sanadkan ka qeybgalaya xajka. Bilowgii sanadkan ayaa waxaa xajka hareeyay wiish ku soo dhacay masjidka Makah, waxaana ku dhintay in ka badan boqol ruux.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here