Dhinac ka mid ah garabyadii Balicad ee Khaatumo oo soo saaray qoraal fashil ka muuqdo

0

Garab ka mid ah garabyada kooxdii Cali Khaliif u kala jabtay ayaa soo saaray qoraal aan xigmad badan xambaarsanayn oo muujinaya inay waayeen taageeradad Shacabka Gobolada SSC. Shirka ayaa waxaa ka maqnaa oo kalsoonidii Cali Khaliif kala laabta shacabka dega Gobolada Sool iyo Sanaag. Garabka uu Hogaaminayey Gudoomiye kuxiheenka Baarlamaanka Khaatumo ayaa iyagu cadeeyey in garabkoodu ay shirka ka baxeen. Daawo qoraal Cali Khaliif soo qortay oo goobta laga akhriyey https://youtu.be/Vet4-lulA_s]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here