Ugu yaraan seddax ruux ayaa ku dhintay, dhawr kalana way ku dhaawac meen mudaahardayadii ugu dambeeyay ee ay sameeyeen mucaaradka dalka Kenya. Mudaahardaydaasi ayaa ka dhan ah Gudiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka Kenya oo lagu eedaynayo in uu u janjeero dhinaca dawladda. Booliiska ayaa isticmaalaya sunta dadka ka ilmaysiisa si ay u kala eryaan boqolaal mudaharadyaal isgu soo baxay magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Kisumyu iyo kuwo kale. Mudaaharadyadan waxaa soo qabanqaabiyay xisbiga mucaradka ah ee CORD, mudaaharaadyadan ayaana galay todobaadkii afraad.]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.