Digreeto:Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada Soomaliya oo magacaabay Afhayeenka cusub ee Wasaarada Amniga DFS

0

April 29 (Goojacade.com)—Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa u magacaabay afhayeenka wasaarada Amniga Gudaha  Axmed Maxamuud Maxamed”Sayid Axmed Carab) iyadoo xilkii laga qaaday CabdiKaamil Macalin Shukri.

Wareegto uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga Ducaale ayaa lagu sheegay in afhayeenka cusub lagu soo xulay aqoontiisa iyo waayaragnimadiisa afhayeenka cusub Sayid Axmed Carab.

Afhayeenkan cusub ee la magacaabay ayaa waxa uu hore u soo noqday Afhayeenka laamaha ammaanka ee maamul goboleedka Jubba.

Halkan Hoose ka aqriso Wareegtada Magacaabista Afhayeenka;

Ggoojacade.com

Muqdisho-Soomaliya

Email:-Goojacadewebsite@gmail.com

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here