Diyaaradaha kenya oo duqeeyey degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo

0

Wararka laga haleayo Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka ay Kenya ay duqeymo xoogan ku garaacayaan Degaanka Ceelcadde oo ay la wareegeen Ururka Al Shabaab. Wararka ayaa sheegay in Duqeynta Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ay timid kadib markii Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ay Weerar kula wareegeen Saldhiga Ciidamada Kenya ee Degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here