Donald Trump oo noqday madaxweynaha 45-aad ee Maraykanka

0

Trump ayaa noqday madaxweynihii 45-aad ee Maraykanka. Trump ayaa 538 cod ee gobolada dalka ka helay 278, waxa uuna u baahnaa in uu helo oo kaliya 270 si uu u guuleysto. Guushiisa ayaa waxa u sahlay codadka uu ka helay gobolada Florida, Ohio iyo North Carolina. Trump ayaa dadka Mareykanka u sheegay in la joogo wakhtigii ay midoobi lahaayeen. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here