Donald Trump saaxiibkiis oo ku baaqay in la toogto Madaxweynaha Mareykanka

0

Anthony Senecal ayaa ku baaqay in la toogto Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama, isagoo ku eedeeyay inuu galay dambiyo iyo khiyaano. Ninkaan xagjirka ah ayaa gacanyare u ahaa xajirka kale ee musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, isagoo ugu baaqay ciidamada milateriga in ay toogtaan. Warkaan oo uu kusoo daabacay Anthony Senecal barta uu Facebook ku leeyahay ayaa dhaliyay doodo kala duwan, waxaana suuragal ah in lagu soo oogo dambi ah handadaad iyo inuu ku xadgudbay sharafta iyo sumcada Madaxweynaha Mareykanka.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here