DOWLADA SOOMAALIYA OO DALKA KA MAMNUUCDAY ERGAYGA QARAMADA MIDOOBAY EE SOOMAALIYA

0
War ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dalka laga mamnuucay islamarkaasina uu ku xadgudbay siyaasada dalka Soomaaliya ergeyga qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom.

Qoraal ay soo saartay wasaarda arimaha dibada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay warkaaan.

AKHRISO WARSAXAAFADEED:


]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here