Dowlada Soomaaliya oo Shaqaalihi Ugu Badna Ka Eryi Doonta Xafiisyada Hey'adaha Dowladda.

0

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Ayaa Xukumadiisa Cadaadis ku saaray inay Shaqeyso  waqtiga Rasmiga ah  ee dastuurka  ku qoran,waxa aana dhamaan shaqaalaha dowlada  lagu amray in shaqada soo galaan 8:00 A.m ilaa 4:00. Xukumadihii Hore  Shaqaalaha Dowlada   Waxay shaqeyn jireen Saacado Yar  iyadoo intooda badan aysanba iman jirin Goobaha shaqada . Tan iyo Marki La Dhisay Xukumadda Cusub waxaa la Ogaaday  inay jiraan shaqaale Badan  oo ka Tirsan   Dowlada kuwaaso  Oo  aan soo xaadirin shaqadooda. Haddaba Dowlada federaalka Soomaaliya  ayaa la soo sheegaya  in ay hadda Qorsheynayso  in ay shaqooyinkooda ka eriso  shaqaalihi uGu badna Ebid,  ka dib marki la sheegay in inay noqdeen  kuwo aan Dalka Uu Shaqeyn . sida wararka  Hoose sheegayaan  Dowladda  ayaa shaqada ka buurinaysa 985 ruux ,kuwaaso lagu soo eedeyey inay gudanwaayan shaqadooda. Xafiisyada dowlada waxaa labaadi Bilood ee uGu danbeysay  ka socotay Qiimeyn  lagu saameynayo shaqaalaha dowlada,Haseahaate waxaa soo baxaya shaqaale  badan oo aan dalka  joogin misena  mushaharkooda qaata ,kuwa Iyana Goob joog ku ah Magaalada Muqdisho Gudaheeda oo  Lacagtooda iska qaata soona xaadirin Goobaha shaqada  iyo kuwo kale. waxaa hadda la diyaariyey  dhamaan magacyada  shaqaalaha  laga eryi doona  shaqada ,iyada  booska shaqaalehaanu  kuwaaso cusub loo qaadan doona  sida qorshuhu Yahay. Tiradaan waxay noqon doontaa midii uGu badneyd  oo laga ceyriyo  shaqada dowlada  intii la xasuusto ,wuxuuna kheyre bilaabay  isla xisaabtan dhab ah  oo ku saleysan in shaqaalaha dowladu waqtiga dastuuriyaanka ah ay shaqeeyan xaquuqdoodana sida uGu dhaqsaha badan uu helaan.   Goojacade.com Muqdisho-Soomaaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here