Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday 38 milyan

0

Dowladda Japan ayaa maanta sheegtay inay Soomaaliya sannadkan ku taageerayso deeq lacageed oo dhan 38 milyan oo Dollarka Mareykanka. Safiirka Japan ee Soomaaliya, Tatsushi Terada ayaa heshiiskaan u saxiixay dowladda Japan, halka Soomaaliya uu u saxiixay Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga C/raxmaan Ceynte. Heshiiskaan oo ka dhacay xarunta Xalane ee garoonka diyaaraddaha Muqdisho. https://youtu.be/kh6ofZG4APw]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here