Amar ka soo baxay wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa shaqadii lagaga joojiyey UniversalTv in uu Puntland ka howl galo iyadoo wasaaradu ku eedaysay iska hor keen bushada Puntland iyo warar anshaxa warbaahinta khilaafsan.
Waraaqada shaqa ka joojinta Universal waxaa ku saxiixan Wasiir ku xigeenka wadaarada warfaafinta Nuur Yuusuf Axmed oo ah dhakhtar ku takhakhusay daawaynta xoolaha isla markaana ku simaha wasiirka ah tan iyo markii uu kursiga baneeyey Maxamud Xasan soo cadde.
Goojacade.com
Puntland Soomaliya
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
Akhriso Warqaada Shaqo Joojinta :-
]]>