Ergadii nabadraadinta Somaliland oo maanta Garoowe ka dhoofay

0

Ergadan ayaa ka koobnayd 7 Xubnood oo isugu jira Madaxdhaqameed, Ganacsato iyo Siyaasiyiin, kuwaas oo magacyadoodii kala yihiin; 1. Suldaan Maxamuud Guuleed Mire 2. Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen 3. DR. Axmed Aadan Buuxane 4. Ganacsade Jamaal Caydiid Ibraahim 5. Ganacsade Cismaan Baane 6. Ganacsade Xasan Yuusuf 7. Siciid Aadan Guuleed ergadan ayaa kulamo natiijo laaan ku dhamaaday la yeeshay Isimo Reer Puntland ah oo ay ka mid yihiin Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Garaad saleeban Garaad Maxamed, Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse iyo Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here