Faaqidaadda VOA Munaasibada 18-ka May ee Somaliland, Wasiir Koore, Cabdilaahi Dheere, Garyaqaan Raage

0

Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka ee VOA waxa uu ku saabsan yahay 28 guuradii kasoo wareegtay munaasabadda 18-ka May ee Somaliland, waxaa ka qayb qaatay Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Wasiir hore Cabdilaahi Dheere iyo Garyaqaan Raage.

Dhegayso Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here