Farshaxanka Aamin Caamir ayaa soo saaray sawirgacmeed ku saabsan mid ka mid cudurada Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland.
Saiwka ayaa muujinaya doctor madaxweynaha ka helay cudur la yiraahdo Galmudug iyo Jaceyl gaalkacyo.
]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.