Fartii ugu horeysay Siilaanyo ayaa Saylici u taagan waana fariin uu Harti u diray

0

ILAAHAY HALKA UU WAX KA WADO DAMEERAA WAYLO DHALA Tii la filayayba tu ka sii fiican baa timid. Axmed Silaanyo ayaa ugu horeeyay qof u codeeya Zaylici taas oo ahayd fariin uu u dirayay xubnaha Golaha Dhexe ee Kulmiye gaar ahaan kuwa kaga jira xukuumadiisa, Golaha Wakiilada iyo xataa reer kiisaba. Dhulbahante ama Hartigii Somaliland ama daaroodkiiba dheh oo waxa maanta xaalkoodu yahay LABADAA RIDDOBA REER KAYGA MAYSU WADA RAACDAY? Waa tii Kalshaale iyo tan uu mantana Axmed Silanyo dhigay. Doorashada Zaylici ma jirto wax macno leh oy ka bedelayso xaaladii Gobolka Awdal, Carro Harti oo dhanna way ka xorooday gacantii Kulmiye hadii aanay gacanta Somaliland oo dhanba ka wada bixin waayo Siilaanyo ayaa u hiilin Khaatumo iyo Cali Khaliif wax la filayay may ahayn. Laakiin bal aan eegno sida ay wax noqdaan. Fariinta UCID ee Beelaha Bariga Somaliland waa ” II HIILI AAN KUU HIILIYO EH” Cali maxamed Yuusuf (Cali Guray) Gudoomiye-xigeenka 3aad ee Ucid]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here