Wararka ayaa sheegaya in Gaarigan uu marayey markii uu qaraxa haleelay inta u dhaxeysa degaanada Kullan iyo Liboy ee degmada Gaarisa. Saddexda qof ee ku dhintay ayaa lagu sheegay darawalkii gaariga, sarkaal ka tisanaa shaqaalaha hay’adda iyo qof shacab ah oo ay wadada ka sii qaadeen. Saraakiisha amaanka Kenya kama hadlin qaraxan balse Al-Shabaab ayaa kordhiyey todobaadyadii la soo dhaafay qaraxyada iyo weerarada ay ka geystaan gobolka woqooy bari Kenya. Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com]]>